Home / WARARKA MAANTA (page 3)

WARARKA MAANTA

Ciidamada Maraykanka oo duqeyntii saddexaad ka geystey Soomaaliya toddobaadkan

Milatariga Maraykanka ayaa xaqiijiyay in ay duqeyntii saddexaad qaadeen toddobaadkan iyadoo ay xoogeysatay weerarada duqeynta ah ciidamada Maraykanka ku hayaan Al-Shabaab sanadkan. Sida laga soo xigtey Taliska ciidamada Maraykanka ee Africa AFRICOM duqeyntii ugu dambeysay ayaa ka dhacday meel u dhow deegaanka Malayle ee gobolka Jubbada Hoose. Maraykanka ayaa sheegay in weerarkii ugu dambeeyay aysan ka qeybqaadan ciidamo lugta ah ...

Read More »

Ra’iisul Wasaare Kheyre; “Waxaan rabnaa in laga shaqeeyo midnimada Ummadda Soomaaliyeed”

Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya, Xasan Cali Kheyre,ayaa sheegay in Safarkiisi Kismaayo uu ku soo dhamaaday guul iyo Miro dhal ku salaysan isfaham iyo in si dhab ah Dowladda Federaalka iyo Jubbaland u xoojiyaan wada shaqaynta loogu adeegayo Bulshadda Soomaaliyeed. kadib Xaflad sagootin ah oo Xalay Kismaayo loogu sameeyey Ra’iisul wasaare Kheyre, ayuu ugu horreyn kaga mahad celiyay sidii ay maamulka iyo Shacabka reer ...

Read More »

Qasaaraha ka dhashay weerarradii kadhacay New Zealand oo kordhay

Ugu yaraan 49 Qof ayaa ku geeriyootay, 20 kalena waxaa soo gaaray dhaawacyo culus , markii ay Dableey Hubeysani weerar ku qaadday Laba Masjid oo ku yaalla Degmada Christchurch ee Dalka New Zealand. Ra’iisul wasaaraha Dalka New Zealand, Jacinda Ardern , ayaa saxaafadda u sheegtay in ay tallaabadani tahay mid Argagixiso oo si weyn loo soo qorsheeyay. Kooxda weerarka geysatay ...

Read More »

Fadeexad haysata dowlada Kenya kadib markii 10km oo darbi Silig ah lagu dhisay 34 Malyan oo dollar

Xildhibaanada Baarlamaanka Kenya ayaa su’aal ka keenay sida ay suurtogal ku tahay in ay ku baxdo 35Malyan oo dollar darbi ka samaysan silig oo dhererkiisu gaarayo 10km kaasoo laga dhistey xadka Soomaaliya iyo Ethiopia. Dowlada Kenya ayaa markii hore ballanqaaday in ay ka dhiseyso darbi dhagax ah xadka ay wadaagaan dalka Soomaaliya dhererkiisuna uu gaarayo 700km (435 miles). Hase yeeshee ...

Read More »

Wasiirka Waxbarashada XFS oo sheegay in bisha May la qaban doono Imtixaanka Dugsiyada Sare ee Dalka

Wasiirka waxbarashadda hiddaha iyo tacliinta sare ee xukuumadda federaalka Soomaaliya Mudane Cabdulahi Goodax Barre oo maanta shir jaraa’iid ku qabtay xafiiskiisa ayaa jaamacaddaha dalka ku amray in aysan qaadan Karin ardey aan ka qeyb galin imtixaanka guud ee qaranka. “Maanta laga bilaabo wasaaradda waxbarashada hiddaha iyo tacliinta sare ee xukuumadda federaalka Soomaaliya  waxay go’aan ku gaartay islamarkana jaamacaddaha dalka ka ...

Read More »

Fatahaado ay ku dhinteen in kabadan 100 qof oo ka dhacay Mozambique iyo Malawi.

Ugu Yrn 115-ruux ayaa ku dhimatay Mozambique, Malawi iyo  Koonfur Afrika , markii Roobab xoogan oo dhaliyay fatahaado ay saameeyeen 843,000 Dad ah oo ku nool Koofur Bari ee Qaaradda Afrika. Saraakiil iyo mas’uuliyiin ka tirsan Qaramada Midoobay ayaa xaqiijiyay dhibaatooyinka ay sababeen fatahaadahaasi, waxayna ku baaqeen in lagu dhaqaaqo gurmad Bini’aadanimo oo lagu badbaadiyo Dadkaasi. Ugu yaraan 66 Qof ayaa ...

Read More »

Japan oo Soomaaliya ka taageeraysa ka hortagga Qaraxyadda

Soomaaliya ayaa la filayaa in ay ka faa’iideysto ​​$ 1 milyan oo doolar oo ka imanaysa Dowladda Japan si ay u taageeraan mashaariicda ay fulinayso Hay’addaha Qaramada Midoobey gaar ahaan kuwo la dagaallama Miinooyinka iyo Qaraxyadda. Dowladda Japan ayaa sheegtay in ay muhiimad gaar ah siin doonto Barnaamijyadda looga hortaggaayo Qaraxyadda Waxyeeladda badan geysta ee Soomaaliya. Dowladda Japaan waxa ay ...

Read More »

Ra’iisul Wasaaare Khayre Oo Guddoomiyay Shir Ay Yeesheen Wasiirrada Socdaalka Ku Wehliya Iyo Wasiirrada Jubaland (Sawirro)

Arbaco, Maarso 13, 2019 –Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya (XFS), mudane Xasan Cali Khayre, ayaa guddoomiyay shir ay Kismaayo ku yeesheen wasiirrada ku wehliya socdaalkiisa iyo wasiirrada wada shaqayntu kala dhexeyso ee ka tirsan dawlad gobaleedka Jubaland. Shirka Wasiirrada dhex maray oo uu sidoo kale goob joog ka ahaa madaxwaynaha Jubaland, Axmed Maxamed Islaam, ayaa intiisa badan looga hadlay sidii ...

Read More »

Dad badan oo ku dhintay Qarax maanta ka dhacay Suuq Xoolaha lagu iibiyo

Qarax miino oo dhulka lagu aasay ayaa maanta ka dhacay Suuq xoolaha lagu iibiyo oo kuyaala deegaanka Goof-Gaduud Buureey oo ka tirsan Gobolka Baay ee Maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya. Sida aan wararka ku helnay qaraxan ayaa lagu aasay goob mashquul badan oo katirsan Suuqa Xoolaha Goof-Gaduud oo maalmaha arbacada uu ka jiro mashquul badan laguna kala iibsado xoolaha. Inta la xaqiijiyay ...

Read More »

Madaxweynaha K/Galbeed oo Maanta Gaaray Degmada Diin-soor

Wafdigan oo uu hoggaaminayay madaxweynaha Dowlada Goboleedka Koonfur Galbeed ayaa maanta gaaray magaalada Diinsoor ee Gobolka Balkaasi oo siweyn loogu soo dhaweeyey. Ujeedada socdaalka wafdigan madaxweyne C/casiis Maxamed Xasan(Laftagareen) oo ay kamid yihiin xubno isugu jira xeer federaal iyo heer dowlad goboleed ayaa ah sidii uu halkaasi uga furi lahaa mashaariic horumarineed. Waxaa siweyn ugu soo dhaweeyay degmada Diinsoor maamulka ...

Read More »