Home / WAXBARASHADA

WAXBARASHADA

Wasiirka waxbarashada XFS oo Garoowe uga qeyb galay Bandhigga Todobaadka Hiddaha Dhaqanka iyo Aqoonta ee Jaamacadda Boosaaso….

Wasiirka waxbarashada Hiddaha iyo Tacliinta Sare ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdullaahi Goodax Bare ayaa magaaladda Garoowe uga qeyb galay munaasabadda bandhigga Todobaadka Hiddaha, Dhaqanka iyo Aqoonta Jaamacadda Boosaaso, Faraceeda Garowe. Munaasabadda ayaa waxaa job jog ka ahaa madax ka tirsan maamulka puntland odayaal dhaqameed iyo marti sharafkale oo lagu casumay. Wasiirka Waxbarashada XFS,Mudane Cabdullaahi Goodax bare ayaa soo dhaweeyay ...

Read More »

Waxqabadka boqolka Maalmood ee Wasiirka Waxabrashada Soomaaliya (Sawirro)

Wasaaradda Waxbarashada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa mudadii boqolka maalmood ee uu joogay Wasiirka Wasaaradda Waxbarashada, Hiddaha iyo tacliinta sare Mudane Cabdullaahi Goodax Barre ku guuleystay wax ka qabashada arrrimo badan oo la xiriira waxbarashada dalka. Hadaba waxyabaha wasaaradda ku guuleystay waxaa ka mid ah Wasaaradda waxbarashada xukuumadda federaalka Soomaaliya ayaa 27-kii bishii September ku guuleystay inay la soo wareegto 24 ...

Read More »

Wasiirka Waxbarashada Soomaaliya oo la kulmay Wasiirka Tacliinta Sare iyo Cilmi Baarista Masar

Wasiirka Waxbarashada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Cabdulaahi Goodax Barre ayaa magaalada Qaahira ee Dalka Masar kula kulmay Wasiirka Tacliinta Sare iyo Cilmi Baarista dalka Masar Dr. Khaled Abdel Ghaffar. Labada Masuul ayaa ka wada hadlay sidii loo xoojin lahaa Iskaashiga Waxbarasho ee ka dhaxeeya Labada Dal, iyadoo Wasiirka Tacliinta Sare iyo Cilmi Baarista Masar uu balanqaaday inay Ardeyda Soomaaliyeed ee deeq Waxbarasho ...

Read More »

Wasaaradda Waxbarashada XFS Oo Qabatay Munaasabad loogu Dabbal Degayo Maalinta Macalinka Soomaaliyeed (Sawirro}

Magaalada Muqdisho ee caasimadda dalka ayaa maanta lagu qabtay munaasabad loogu dabbal degayo maalinta macalinka Soomaaliyeed oo ku beegan 21-ka November. Wasiiru dowlaha wasaaradda waxbarashada hiddaha iyo tacliinta sare ee xukuumadda federaalka Cabdiraxmaan Maxamuud Cabdulle, gudoomiyaha arimaha bulshada baarlamaanka xildhibaan Cali jowhar gudoomiye ku xigeenka jaamacadda Ummadda lataliyaha wasaaradda agaasimayaal ,madaxa imtixaanaad dowladda soomaliya macalimiin iyo marti  sharaf kale ayaa ...

Read More »

Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Waxbarashada XFS Oo Maanta Kormeeray 24- Dugsi oo ay Gacanta Ku Heyso Dowladda

Agaasimaha guud ee Wasaaradda Waxbarashada Hiddaha iyo tacliinta sare ee Xukuumadda Soomaaliya Xasan Maxamed cali ayaa maanta kormeer ku tagay 24- Dugsi waxbarasho oo ay dhawaan lasoo wareegtay Wasaaradda Waxbarashada Xukuumadda Federalka Soomaaliya . Kormeerka agaasimaha guud ee Wasaaradda Waxbarashada ayaa qeyb ka ahaa kormeer guud oo ay shaqaalaha Wasaaradda Waxbarashada ay maanta ka sameyeen dhammaan Dugsiyada Waxbarasho Dowladu maamusho. ...

Read More »

Wasiirka waxbarashada XFS iyo madaxa hay’adda DFID oo kala saxiixday shan milyan oo lagu horumarinayo waxbarashada gabdhaha Soomaaliyeed

Wasiirka waxbarashada xukuumadda federaalka Soomaaliya Cabdulahi Goodax Barre iyo madaxa hay’adda DFID ee Soomaaliya Phil Evans ayaa maanta magaalada Muqdisho ku kala saxiixday shan milyan oo dollar oo lagu tageerayo sidii loo horumarin lahaa waxbarashada, gabdhaha. Shantan milyan ee dollar ayaa waxaa bixineysa  hay’adda USAID ee laga lee yahay dalka Mareykanka, waxana heshiiska goob joog ka ahaa agaasimaha hay’adda USAID ...

Read More »

Wasiirka Waxbarashada Soomaaliya oo kormeeray dhismaha cusub ee Wasaaradda

Wasiirka Waxbarashada Hiddaha iyo tacliinta sare ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdullaahi Goodax Barre iyo Taliyaha Ciidanka Asluubta Soomaaliyeed ayaa maanta si wadajir ah u kormeeray dhismaha xarunta Wasaaradda Waxbarashada oo xilligan uu ka socdo dib u dhis. Kormeerka Wasiirka Waxbarashada Hiddaha iyo Tacliinta sare Mudane Cabdullaahi Goodax Barre ayaa waxaa ku wehelinayay ,taliyaha ciidamada Asluubta Soomaaliya S/Guud  Mudane, Bashiir ...

Read More »

Wasiirka Waxbarashada oo sheegay in dib u habeyn lagu sameyn doono Jaamacadaha dalka

Wasiirka Waxbarashada iyo Tacliinta sare ee Xukuumadda Soomaaliya Cabdullaahi Goodax Barre ayaa sheegay in Wasaaraddu ay diyaarineyso inay dhisto Guddiga Tacliinta sare ee dalka oo dib u habeyn xooggan ku sameyn doona Jaamacadaha waddanka ku yaalla, si loo ogaado tayada waxbarasho ee ay bixiyaan. Cabdullaahi Goodax Barre Wasiirka Waxbarashada iyo Tacliinta Sare oo   ka hadlayay maanta warbaahinta Qaranka ayaa sheegay ...

Read More »

Wasiirka waxbarashada XFS oo hoggaanka dalladaha waxbarashada kala hadlay Hirgelinta manhajka cusub Sawirro

Wasiirka waxbarashada Hiddaha iyo Tacliinta sare ee xukuumadda federaalka Soomaaliya Mudane Cabdulahi Goodax Barre ayaa maanta xafiiskiisa magaalada Muqdisho ku qaabilay hoggaanka dalladaha waxbarashada dalka. Kulanka ayaa looga hadlay, hirgelinta manhajka cusub ee ay diyaarisay wasaaradda waxbarashada dalka, xoojinta wada shaqeynta ka dhaxeysa wasaaradda iyo dalladaha waxbarashada. Agaasimaha guud  wasaaradda waxbarashada   Mudane Xassan Maxamed Cali,  iyo xoghayaha joogtada ah ee ...

Read More »

Wasiirka Waxbarashada Soomaaliya oo amray in dugsiyada dib loogu soo celiyo magacyadii hore

Wasiirka Waxbarashada Hidaha iyo Tacliinta sare ee xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xil. Cabdullaahi Goodax Barre ayaa wareegto uu soo saaray ku sheegay in muddo 30 cisho gudaheed looga baahan yahay cid kasta oo gacanta ku heysa dugsi ay dib ugu soo celiso magacii uu lahaan jiray ka hor 1-1-199o-kii. “Markaan aragnay go’aankii ka soo baxay shirkii Dhuusa-mareeb ee Wasaaradda Waxbarashada ...

Read More »