Home / WAXBARASHADA (page 3)

WAXBARASHADA

Ciidamada Xoogga Dalka Soomalia Oo Gacanta Ku Dhigay Rag Al-Shabaab ah iyo Gaari ay Wateen.

Ciidamada xoogga dalka ayaa gacanta ku dhigay xarakada  Al-Shabaab oo weerar ku soo qaaday saldhig Ciidamada ay ku lahaayeen deegaanka Calamada ee duleedka Muqdisho.. Sida ay qortay Wakaalada wararka SONNA Ciidamada Xoogga dalka qeybta 12-ka April ayaa ka hortagay weerar gaadmo ah oo illaa shan dagaalama ka tirsan Shabaab ku soo qaadeen. Wararka ayaa sheegaya in mid ka mid ah ...

Read More »

Wasiir Arimaha dibada Cawad oo ka hadlay walaaca Jabuuti ee xiriirka Soomaaliya iyo Eritrea

Wasiirka Arrimaha Dibadda Soomaaliya Axmed Ciise Cawad ayaa  ka hadlay walaaca Jabuuti ka qabto xiriirka Soomaaliya iyo Eritrea, gaar ahaan baaqii Madaxweyne Farmaajo ka jeediyay Asmara ee ahaa in cunaqabateynta laga qaado Wasiir Cawad oo wareysiyo kala duwan siiyay qaar ka mid ah Idaacadaha magaalada Muqdisho ayaa sheegay in dowladda Jabuuti ay tahay dalaal walaalo iyo saaxib ah, isla markaana ...

Read More »